Madaxweynaha Ruushka oo Hanjabaad adag u diray labo dal oo katirsan Yurub

Madaxweynaha dowladda Ruushka, Vladimir Putin, ayaa si adag uga hor yimid go’aanka waddamada Sweden iyo Finland ugu biiraayaan ururka Gaashaanbuurta NATO, waxa uuna dalalkaasi u diray fariin adag oo hanjabaad ah. Putin ayaa sheegay in Ruushku uu jawaab celin ka bixin doono ciidan kasta oo dheeraad ah oo la geeyo dalalka Sweden iyo Finland, kuwaas … Continue reading Madaxweynaha Ruushka oo Hanjabaad adag u diray labo dal oo katirsan Yurub